Bir ka dhigida biriish hoosaadka SR 99 waxay bilaabmaysaa Noofember 9, 2019
Guudmarka bir ka dhigida biriish hoosaadka SR 99
Good To Go! guudmarka barnaamijka
Good To Go! xisaabta ah iyo tigidhada waxaad mar kasta bixinaynaa lacagta ugu yar ee ku biirida biriish hoosaaska SR 99 iyo jidadka birta ah ee Washington.
Tigidhada Good To Go!
In kasta oo ay jiraan afar nooc oo tigidhada Good To Go!, waraaqaha dhajiska ah ee tigidhadu waxay u shaqeeyaan dirawalada badanaa biriish hoosaaska maraya. Laakiin, hadii aad qorshaynayso inaad kaarboon garayso khadka degdeg ah ee I-405/SR 167, ama hadii aad wadato mooto, waxaad u baahan doontaa tigidh gooni ah.
Hel macluumaadka ku saabsan ikhtiyaarada tigidhada Good To Go!
Su'aalo?
Wixii macluumaad dheeraad ah kala xidhiidh WSDOT 1-866-936-8246 ama SR99TunnelTolls@wsdot.wa.gov.